Hogaan Dumar

Hogaan Dumar waa madal waxbarasho oo lagu kobciyo haweenka Soomaaliyeed iyada oo loo marayo casharro xirfadeed, fikrado ganacsi, iyo hagitaan

Trsuted by Thousands

BASIC PLAN

  • Four E-book

  • 1-1Choching

  • Courses ......

  • Certificate ......

  • community

PRO PLAN

  • Four E-book

  • 1-1Choching

  • Courses ......

  • Certificate ......

  • community

PRO+ PLAN

  • Four E-book

  • 1-1Choching

  • Courses ......

  • Certificate ......

  • community

Don’t find your answer here? just send us a message for any query.

Hogaan Dumar waa madal waxbarasho oo lagu kobciyo haweenka Soomaaliyeed iyada oo loo marayo casharro xirfadeed, fikrado ganacsi, iyo hagitaan hoggaamineed si ay u noqdaan hogaamiyeyaal isbeddel sameeya

• Casharro muuqaal ah (Video Lessons)
• Fikrado ganacsi oo la tijaabiyey
• Talooyin ku saabsan horumarinta shaqsiga iyo ganacsiga
• Qorshe-ganacsi (Business Plans) diyaar ah
• Hanuun iyo dhiirrigelin joogto ah

Qaar ka mid ah casharrada iyo agabka waa bilaash, halka kuwa kale ay leeyihiin qiime jaban si loo daboolo kharashaadka iyo horumarinta madasha


Haa, madashu waxay soo bandhigtaa fikrado ganacsi oo diyaar ah, fursado maalgelin, iyo hagitaan ku saabsan sida loo bilaabo ganacsi yar ama online ah

HOGAAN-DUMAR

Hogaaminta Dumarka – Xarun Online
Waxaan siinnaa haweenka fursado ganacsi, tababar, maalgashi, iyo talooyin si ay u gaadhaan horumar dhaqaale iyo madax-bannaani.